Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Cusub ee Koonfur-galbeed oo loo doortay C/casiis Maxamed Lafta-gareen

Baydhabo (PP) ─ C/casiis Xasan Maxamed [Lafta-gareen] oo ka mid ahaa musharraxiintii u Tartamayay jagada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia ayaa… Sii akhri

Posted on December 19, 2018December 19, 2018 by PP-Muqdisho

Doorashada Hoggaanka Maamulka Koonfur-Galbeed oo Goor-dhaw ka bilaabay Baydhabo

Posted on December 19, 2018December 19, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Waxaa xarunta madaxtooyada ee mamulka Koonfur-galbeed ka billowday doorashada madaxweynaha maamulkaas oo ay ku tartamayaan illaa shan… Sii akhri

Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo is-casiley

Posted on December 19, 2018 by Farah

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Dawlada Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa iska casiley xilkii uu hayey ee wasiirka arimaha gudaha… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Doorashada Maanta ka dhaceeyso Baydhabo

Posted on December 19, 2018 by Cowke

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay maanta waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada madaxtinimo ee maamulkaasi. Amaanka Magaalada… Sii akhri

Doorashada Madaxtinimo ee Koonfur Galbeed oo bari ka dhaceeysa Baydhabo

Posted on December 18, 2018 by Cowke

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa bari oo Arbaco ah Taariikhduna ku beegantahay 19-ka Decembar ee sanadka 2018-ka ayaa… Sii akhri

Al-shabaab oo lagu duqeeyay gobolka Bari

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by News Office

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday degaanka Miiraale oo dhanka… Sii akhri

Musharax Madaxweyne Puntland Cali cabdi awaare oo maanta si balaaran loogu soo dhaweeyay Garowe

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by News Office

Musharraxa xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019ka, Cali Cabdi Awaare  ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halka… Sii akhri

Cabdiwali Gaas oo ku dhawaaqay musharax Puntland 2019

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by Liban Yusuf

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo dhowr jeer oo hore sheegay in uusan hoggaaminta Puntland mar dambe isu soo taagayn ayaa… Sii akhri

Hay’adda Sahan Research oo dalka laga mamnuucay

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by News Office

Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday hay’adda Sahan Research oo ay u jeedisay eedaymo ku saabsan waxyeellaynta… Sii akhri

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Walaac ka Muujiyay isbedellada Gobolka Geeska Afrika

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo hadal a jeediyay xiritaankii madasha Heritage oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close