Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horreysay shaacisay tirada guud ee ciidamada Xoogga

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaacisay tiradda ciidamada xoogga dalka ee ka howlgalla gudaha Soomaaliya, kuwaasoo… Sii akhri

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Xildhibaannada mucaaradka ah oo Warqad cabasho ah u diray Xukuumadda Itoobiya

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibannada mooshinka ka keenay Madaxweynaha DF ayaa warqad u diray Dowladda Itoobiya si ay u caddeyso mowqifkeeda… Sii akhri

Shir looga hadlayo dejinta qorshe hawleedka 2019-ka ee qayb kamid ah hay’adaha dawladda oo Garoowe ka furmay

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by Jama Farah

Shir muddo labo maalmood ah socondoona isla markaasina looga hadlayo soo bandhigista qorshe hawleedka dhammaan hay’adaha dawladda ee ka faaiideysanaya… Sii akhri

Xildhibaanno Qoraal ku Taageeray Farmaajo Baaqna u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka

Posted on December 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaano ka tirsan Baalamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay kasoo horjeesteen mooshinka dhawaan laga… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dallacsiiyay taliyaal ciidan

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Booliiska iyo Asluubta. Dikreeto Sabtida maanta ah ka… Sii akhri

Juxaa: Muuse Biixi waxan leeyahay Puntland gobolka Sool gorgortan kama gelayso

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by News Office

Murashaxa doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019,mudane Cabdi Faarax Siciid(Juxaa) ayaa maanta si ballaaran loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda… Sii akhri

Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in la sii daayo Abuu Mansuur

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Wadani ee Soomaaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xarigii loo geeystay Muqtaar Rooboow Cali Abuu… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka “Doorashada Koonfur Galbeed dib haloo dhigo”

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arimaha Baydhabo. Gudoomiye… Sii akhri

Waa Maxay Mowqifka ay Beesha Caalamku ka qabto Rabshadaha ka Aloosan Baydhabo?

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxafaadeed ay dowladaha caalamka iyo ururadda wada-shaqeynta la leh Dowladda Soomaaliya soo saareen ayay ku sheegeen in… Sii akhri

Midowga Afrika oo Markii ugu horreysay ka hadlay Rabshadaha ka socda Baydhabo

Posted on December 15, 2018December 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira, ayaa looga hadlay xiisadaha ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close