Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Amniga oo howlgal ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada Booliska Gobolka ayaa Xalay xir xiray dhalinyaro badan kadib howlgal ay ka sameeyeen degmada Warta Nabada ee Muqdisho. Howlgalka… Sii akhri

Posted on February 13, 2019February 13, 2019 by Cowke

PSG oo taariikh layaab leh ka dhigtay Old Trafford

Posted on February 13, 2019February 13, 2019 by Liban Yusuf

Waxaa caawa la ciyaaray kulamo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga. Kooxda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay xukuumada cusub oo la dhaarshay

Posted on February 12, 2019February 12, 2019 by News Office

Golaha xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta lagu dhaariyey xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe.… Sii akhri

Qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay Muqdisho

Posted on February 12, 2019February 12, 2019 by Cowke

Inta la xaqiijiyay askari ka tirsnaa ciidamadda Booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhintay kadib qarax lagu xiray gaari uu watay.… Sii akhri

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay gobolka Bari

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by News Office

Ciidanka amniga dowladda Puntland ee PSF, ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay, xubno cusub oo ku biiri lahaa, malayshiyaadka Daacish ee… Sii akhri

Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso

Posted on February 11, 2019February 12, 2019 by News Office

Mid kamid ah ganacsatada gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso. Salaad… Sii akhri

Xukuumadda Kenya oo ku gacan-sayrtay inay Ciidamadeeda kala baxdo Gudaha Soomaaliya

Posted on February 11, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan marna ka saari doonin Somalia ciidamadeeda qaybta ka ah hawl-galka Midowga Afrika… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir doceedyo magaalada Addis Ababa kula yeeshay madaxda dalalka… Sii akhri

Xubno ka tirsan ururka Haweenka Puntland oo taageeray xukuumada cusub

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by News Office

Guddoomiyaha ururka Haweenka Puntland, Khadro Warsame Jaamac iyo xubno ka tirsan ururka oo xafiiskooda warbaahinta kula hadlay ayaa soo dhoweeyay,… Sii akhri

Garoowe: Qaar kamid shacabka oo ka ra’yi dhiibtay xukuumadda cusub

Posted on February 11, 2019February 11, 2019 by News Office

Qaar kamid ah shacabka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ra’yigooda ka dhiibtay, xukuumadda cusub ee shalay uu soo magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close