Garoowe: Qaar kamid shacabka oo ka ra’yi dhiibtay xukuumadda cusub
Qaar kamid ah shacabka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ra’yigooda ka dhiibtay, xukuumadda cusub ee shalay uu soo magacaabay… Sii akhri
Qaar kamid ah shacabka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ra’yigooda ka dhiibtay, xukuumadda cusub ee shalay uu soo magacaabay… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Gardafu’ ee Puntland, Maxamuud Axmed Caynab oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa ka warbixiyay waddooyin kala… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), waxaa la doortay 8-dii Jannaayo ee sannadkan 2019, waxaa uu xilka la wareegay… Sii akhri
Golaha xukuumadda cusub ee Puntland oo ka kooban 48 xubnood ayaa haatan looga dhawaaqay xarunta telefishinka dowladda ee magaalada Garoowe.… Sii akhri
Wararka haatan laga helayo xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa sheegaya goor dhow lagu dhawaaqi doono liiska golaha wasiirada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa joojiyay lacagaha curaaraha iyo khidmadaha ee la siin jiray hay’adaha dowladda ee… Sii akhri
Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa Axadda maanta ah soo rogtay, awaamiir cusub oo ku saabsan,ilaalinta bilicda iyo nadaafadda magaalada,… Sii akhri
Addis Ababa (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Maxamed [Farmaajo] ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka Ururka Midowga… Sii akhri
Golaha wakiilada dowladda Puntland oo maanta dood dheer ka yeeshay hannaanka loo ansixin doono xukuumadda cusub ee uu soo magacaabayo… Sii akhri
Ingiriis mase Norway iyo Kenya mase Itoobiya (oo Eritrea ku jirto) iyo Midowga Immaaradaha Carabta iyo Sacuudiga?! Bannaan bixii shirkii… Sii akhri