Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo isaga baxay Galgala
Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugnaa degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa Sabtida saaka ah isaga soo baxay halkaasi. Ciidamadan…
Open this website in Safari first.
Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugnaa degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa Sabtida saaka ah isaga soo baxay halkaasi. Ciidamadan…
Wararka ka imaanayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in malayshiyaad hubaysan ay isku horfadhiyaan nawaaxiga garoonka diyaaradaha oo ku…
Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaan gebi ahaanba maanta wax shaqo ah ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo degi jiray…
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dalkooda ku celisay soogalooti Ethiopian ah oo iskood u go’aansaday in ay laabtan. Qoraal lagu daabacay…
Madaxweynaha dowlada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta lagu wadaa in uu soo gaaro magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle ayaa lagu wadaa…
Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii muslimiinta ah ee ku dhintay weerarkii ka dhacay masaajidyo kuyaal…
Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta oo Jamce ah ka dhacay qori tuurka isku aadka siddeed dhamaadka (Quarter-finals) tartanka kooxaha Yurub…
Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 40-qof oo Maanta salaaddii Jimcaha ku Tukanayay masjiddo ku dalka New Zealand ayaa lagu dilay toogasho, iyadoo…
Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inuu horay u jiray mad-madow soo kala dhexgalay DF Soomaaliya iyo Maamulka…
Xiisad dagaal oo u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa ka aloosan degaanno ka tirsan gobolka Sanaag. Somaliland ayaa ciidamo badan soo dhoobtay…