Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukuumadda Turkiga oo Ergay u Magacowday Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Turkiga ayaa ergay u soo magacowday sidii loo sii wadi lahaa wadahadlalada u dhexeeya Soomaaliya iyo… Sii akhri

Posted on February 8, 2019 by PP-Muqdisho

RA’IISUL WASAARE KHAYRE: Waxaa naga go’an in dalka aan gaarsiino doorasho qof iyo cod ah

Posted on February 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Xasan Cali Khayre oo casho sharaf Muqdisho ugu sameeyay madaxda Garsoorka Dalka,… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay shirka London ee shidaalka Soomaaliya

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay shirka London oo qaar kamid ah siyaasiinta Soomaaliyeed ay dhaliileen. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo kulan la qaatay Mukhtaar Roobow

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Koonfur-galbeed C/casiis Xasan Maxamed [Lafta-gareen], ayaa Muqdisho kula kulmay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu Mansuur] oo… Sii akhri

Maxaad kala socotaa shirka London ee shidaalka Soomaaliya?

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by Liban Yusuf

Maanta oo Khamiis ah waxaa hotelka Clridges magaalada London ee dalka Ingiriiska ka furmaya shir lagu soo bandhigayo macluumaad sahamin… Sii akhri

Hawlgal culus oo xalay ka bilowday magaalada Boosaaso

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by News Office

Hawlgal culus oo amniga lagu xaqiijinayo ayaa xalay ka bilowday magaalada Boosaaso ee xarunt ganacsiga Puntland. Hawlgalkan oo uu amray… Sii akhri

Xisbiga uu hoggaamiyo Shariif Sh. Axmed oo kasoo hor-jeestay shirka London

Posted on February 7, 2019February 7, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xisbiyada Waddanka ka jira ayaa si aad ah uga soo horjeestay shirka looga hadalayo shidaalka Soomaaliya ee… Sii akhri

Bixinta Baasaboorka Soomaaliga oo dib u biloowday

Posted on February 6, 2019 by Cowke

Waxaa maanta oo Arbaca ah dib u biloowday qaadaahada Baasaboorka Soomaaliga ah oo muddo ku dhow 3 bilood xanibnaa. Wasaarada… Sii akhri

Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS oo ka hor-yimid shirka Shidaalka Somalia ee London

Posted on February 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiga kheyraadka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa ka hor-yimid shirka shidaalka… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo safiir cusub u soo magacaabeeyso Soomaaliya

Posted on February 6, 2019 by Cowke

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo la hadlay Voa-da qeeybta dibadaha la hadasha ayaa sheegay in dhowaan safiir cusub… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close