Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gole cusub

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay Golaha sare ee La-talinta Madaxweynaha oo ka kooban lix xubnood. Dikreeto ka… Sii akhri

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Faahfaahin: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii gilgilay Xarunta gobolka Banaadir

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 10-qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 30-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo… Sii akhri

Jubaland oo si adag ugu jawaabtay wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa ka jawaabtay qoraal ka soo baxay wasaaaradda Arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsanaa in… Sii akhri

Qarax ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho oo dhaawacmay

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax culsu ayaa goor-dhaw ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee Muqdisho, kaasoo sababay khasaare isugu jirta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Tababar usoo Xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xiggeeno ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta tababar u soo xirayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka… Sii akhri

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qaaddacday liiska odoyaasha dhaqanka Jubaland

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in liiska odoyaasha dhaqanka ee uu soo saaray guddiga… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Kulan La Qaatay Dhallinyarada Qardho

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay dhallinyarada magaalada Qardho, kulankaas oo looga hadlaayey… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya… Sii akhri

Abwaan Guure oo kashifay laba shay oo sabab u ah guud ahaan dhibaatada ka jirta Soomaaliya

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Abwaan Cismaan Cabudllaahi Guure oo kamid ah murti-maalka Soomaaliyeed ahna suxufi rugcaddaaya oo warbaahinno kala duwan ka soo shaqeeyay ayaa… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada Imtixaanka dowladda

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa dowladda. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close