Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Hay’adaha Amniga iyo Guddiga Gurmad Qaraxii D/Hoose ee Xamar

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran sugidda… Sii akhri

Posted on July 26, 2019July 26, 2019 by News Office

Dhaawicii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo diyaarad khaas ahi ay ka qaaday Xamar

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dhaawaca Guddoomiyaha gobolka banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir… Sii akhri

Jubbaland oo ku dhawaaqday in ay hakisay wada-shaqeyntii kala dhexeysay DF

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay maanta inay hakisay wada-shaqeyntii kala dhexeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo in safarro… Sii akhri

Musuq-maasuq ku wajahan qaadka Soomaaliya iyo canshuuraha ay ka hesho DFS

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ganacsato Keenyaan ah ayaa wada qorshe halis ah ku ah ganacsiga qaadka Soomaaliya, iyagoo doonaya inay la… Sii akhri

Wasiir Dhabancad oo farriin adag diray isagoo ku sugan degmada Dhahar

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo hoggaaminaya xubno ka tirsan Golaha wasiirada Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo… Sii akhri

Guddoomiye Yariisow oo la dhigay Qolka xaaladda deg dega ah

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Sida laga soo xigtay dhaqaatiir ku sugan Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, guddoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yariisow… Sii akhri

Qoraa Naafo ah oo farriin qiiro leh u diray madaxweynaha Puntland

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Qoraa naafo ah oo u ol’oleeya xuquuqda Naafada, ayaa shalay hadal dareen qiiro xambaarsan ka jeediyay, bandhiga Buugaagta ee ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo guddoomiye ku meel gaar ah u magacaabay degmada Taleex

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa degmada taariikhiga ah ee Taleex oo ka tirsan gobolka Sool. Madaxweynaha ayaa Iimaan… Sii akhri

Guddi loo magacaabay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay qaraxii xarunta gobolka Banaadir

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi isugu jira wasiiro, xildhibaanno Iyo maamulka gobolka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka tacsiyaysay Qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir

Posted on July 25, 2019July 25, 2019 by News Office

Dowladda Puntland waxay shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyaynaysaa waxyeelada qaraxii maanta ay cadawgu ku gumaadeen shacabka aan waxba galabsan magaalada Muqdisho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close