Xisbiyada Somaliland oo heshiis ka gaadhay doorashada Baarlamanka iyo Golayaasha degaanka
Saddexda Xisbi ee Somaliland oo kala ah Kulmiye Waddani iyo UCID ayaa maanta ka heshiis ka gaadhay doorashada Golaha wakiilada… Sii akhri
Saddexda Xisbi ee Somaliland oo kala ah Kulmiye Waddani iyo UCID ayaa maanta ka heshiis ka gaadhay doorashada Golaha wakiilada… Sii akhri
Ilo’wareedyo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa laga soo xigtay in khilaaf iyo muran uu ka dhashay ciidamo ka tirsan dowladda… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo booqasho howleed ku jooga Dalka Maraykanka, ayaa qurba joogta Soomaaliyeed… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal u jeediyay Qorayaal lagu marti-qaaday bandhiga Buugaagta Garoowe, ayaa si kooban… Sii akhri
wararka ka imaanaya tuulada Karin oo hoostagta degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegayaa in halkaasi uu saaka dagaal ku… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay casho sharaf u sameeyey martida kasoo qayb gashay Bandhigga Buugaagta Garoowe… Sii akhri
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow, ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Washington ayaa ballan-qaad ka dhan ah ururka Al-shabaab u sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib qaraxii maalin… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab oo sheegtay inay mas’uul ka yihiin qaraxii maalin ka hor ka dhacay xarunta maamulka gobolka… Sii akhri
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Dib u-heshiisiinta dowlad goboleedka Jubaland ayaa shaacsisay in liiska odoyaasha dhaqanka soo xulaya xildhibaannada maamulka ee… Sii akhri