Madaxweyne Denni oo awaamiir duldhigay golihiisa wasiirada & taliyayaasha ciidamada.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa awaamiir culus duldhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda xilli uu shir guddoominayey shirkii todobaad laha ahaa ee golaha xukuumadda.

Siciid Cabdullaahi Denni ayaa ku amray golaha wasiirada, saraakiisha ciidamada, maamulada gobolada iyo degmooyinka inay ahmiyaddooda 1aad siiyaan sugidda ammaanka dadka iyo dhulka Puntland.

AKHRISO

PUNTLANDPOST