Maxaa buriyay mooshinkii laga keenay Maxkamadda sare ee Puntland?
Guddoonka Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Sabtidii shalay sheegay in uu buray mooshin ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka ka gudbiyeen… Sii akhri
Guddoonka Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Sabtidii shalay sheegay in uu buray mooshin ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka ka gudbiyeen… Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington DC ee Caasimadda waddanka Maraykanka ayaa kulamo… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qaybgalay Shir looga hadlayo isku xirka howlaha laamaha… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland, ayaa amar ku bixisay in aan degaannada Puntland laga furan karin wax… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye, ayaa ku wargeliyay dhammaan hay’adaha Caalamiga ah iyo ururrada Waddaniga ah ee ka hawlgala… Sii akhri
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee Jubaland… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa markii u horreysay ka hadashay xaaladda caafimaad ee guddoomiyaha gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cismaan… Sii akhri
Baydhabo (PP) ─ Ciidamada booliiska maamulka Koofur-Galbeed ayaa u tabaaxay xabsiga dhowr oday-dhaqameed oo ka mid ahaa ergadii horay u… Sii akhri
Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR Xafiiskeeda Dhadhaab ayaa soo saartay warbixin ay uga hadlayso xaladaha Qaxootiga Dhadhaab iyo tirada… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa dheg jalaq u siin go’aanka ka soo baxay Baarlamaanka, kaas oo lagu mamnuucay konteenarada laga soo dejiyo… Sii akhri