Madaxweynaha Puntland,”Hay’adaa waxay u dhisan yihiin dhalinyarada Africa inay baabi’iyaan”

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan hay’ado caalami ah oo dalalkooda u qaabilsan inaysan shaqaysan dhalinyarada qaaradda Africa.

Arrintaan ayuu u sababeeyey in looga golleeyahay inaysan dhalinyarada Africa isla markaana la siiyo wax uun dhaqaale si badeecada dalalka ay shirkadahaasi ka soo jeedaan loogu suuq geeyo dalalka kuyaal qaaradda Africa.

MUUQAAL

PUNTLANDPOST