Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo shaacisay in ay soo bandhigayso natiijada baaritaan ay ku samaysay dilkii Paul Anthony Farmosa

Dowladda Puntland ayaa mar kale ku celisay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo eedaymo ku qoran maqaal 22-July lagu daabacay… Sii akhri

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo la kulmy Saraakiisha Ciidamada Waddanka Talyaaniga

Posted on July 24, 2019July 24, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay Xeerka guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta ansixiyay xeerka guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland, kadib markii ay nidaamin iyo wax… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Furay Shir Dib Loogu Eegayo Mashruuca Horumarinta Degmooyinka Puntland Ee JPLG

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magaalada Qardho ka daah-furay Shirka dib u eegista adeeg bixinta… Sii akhri

Guddigii dhismaha wadada Boosaaso oo xabsiga laga sii daayay

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xorriyaddooda dib ugu celisay afar xubnood oo ka tirsan guddiga dib u-dhiska… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dowladda Qatar ku eedeeyay qaraxyada ka dhaca magaalada Boosaaso

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo soo xiganaya warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times ee ka soo baxa… Sii akhri

Jubbaland oo ku dhawaaqay liiska Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada cusub

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Jubbaland ayaa waxay ku dhawaaqeen liiska magacyada odayaasha-dhaqanka ee soo xulaya xildhibaannada baarlamaanka… Sii akhri

Kulan ay si wadajir ah u yeesheen Guddiyada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiyada joogtada ah ee labada aqal ee baarlamaanka Somalia ayaa xalay kulan ku yeeshay Muqdihso, kaasoo ay… Sii akhri

Maxaa ka jira in mooshin laga gudbiyay madaxweynaha Puntland?

Posted on July 23, 2019July 23, 2019 by News Office

Warar xalay lagu faafiyay baraha bulshada, ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Baarlamanka Puntland ay mooshin ka gudbiyeen madaxweyne Siciid… Sii akhri

Doc weerarka Puntland ee Federaalka Soomaaliya maxaa ka run ah?

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by Desk

In dhowaale waxaa badatay in dawladda Puntland ay ku celceliso diidmada ay kala hor jeedo maamulka federaalka Soomaaliya iyada oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close