Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mac’hadka Heritage oo Garoowe ku qabtay dood-cilmiyeed ku saabsan hannaanka doorashooyinka ee Soomaaliya 2020/2021

Dood Cilmiyeed lagu magacaabo “BaadiGoob” oo ku saabsan diraasaysan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ee 2020/2021, uuna soo qaban-qaabiyay Mac’hadka Diraasadda Siyaasadda… Sii akhri

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug oo sheegay in khal-khal la geliyay magaalada Gaalkacyo

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare oo maanta shir jaraa’id ku qabtay gaalkacyo ayaa gebi ahaanba… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Safiirrada Beesha Caalamka

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee… Sii akhri

In ka badan 30 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxii Muqdisho

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen qarax culus oo barqanimadii saaka… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo muddaysay dhegaysiga Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa muddaysay dhegaysiga dacwadda loo haysto saddex nin oo ku eedaysan kiiska kufsigii iyo dilkii… Sii akhri

Farmaajo: Wax ka qabashada aragagixisadu waxa ay u baahan tahay jawaab heer Gobol ah

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika… Sii akhri

Guddoomiyihii guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso oo xabsiga la dhigay

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo hal qodob shardi uga dhigay horumarinta caasimadda Galmudug

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada… Sii akhri

Haddaad wiiq is lahayd waxmaan noqone

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Siyaasadda kaga kojinta (knock out) ee madaxda federaalku ku hayso dawlad goboleedyadu waa mid gaabinaysa rajada dib u dhiska dalka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo digniin kuma dambays ah siiyay Villa Somalia

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa mar kale xukuumadda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday, in ay si deg deg ah u joojiso fara-gelinta ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close