Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiye Mursal oo magacaabay Guddi soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Baarlamaankla Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta magacaabay Guddi ku-meel gaar ah oo soo diyaarin doona sharciga doorashooyinka… Sii akhri

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by Liban Yusuf

Yaa loogu miciya-lisanaya xeerka nidaaminta xogaha Tirakoobka Puntland?

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Sabtidii shalay ansixiyay xeerka nidaaminta xogaha Tirakoobka (Statistics Bill) oo ay Baarlamanka u gudbisay wasaaradda… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha Puntland oo sheegay in Deni iyo Farmaajo toona aysan sii dayn karin dadka u xiran Garsoorka

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland, Maxamuud Xassan Aw-Cismaan oo xalay shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa ka jawaabay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo amar deg deg ah siiyay guddiga qaban-qaabada Shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug kula kulay, guddiga qaban-qaabada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay wafdi uu hor-kacayo Madaxweynihii hore ee K/Afrika

Posted on July 20, 2019July 20, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku qaabilay Villa Somalia wafdi ka socda Midowga Afrika iyo… Sii akhri

Madaxweynah Puntland oo kormeeray taliska guud ee Booliiska Puntland

Posted on July 20, 2019July 20, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtida maanta kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland. Madaxweynaha dowladda Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in u soo xayd-xaydatay burburinta Puntland

Posted on July 20, 2019July 20, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabudllaahi Deni oo Sabtida maanta ah ka hadlayay madal lagu daah-furay mashruuc waxbarasho, ayaa ku baaqay… Sii akhri

Farmaajo oo Deni ka dalbaday in uu si shuruud la’aan ah ku sii daayo xubno lagu xiray Boosaaso

Posted on July 20, 2019July 20, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la soo xiriiray madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka codsaday… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland Oo Daah-furay Mashruuca Waxbarashadu yeyna ku seegin

Posted on July 20, 2019July 20, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku… Sii akhri

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo gudbiyay mooshin xilka qaadis ah

Posted on July 20, 2019July 20, 2019 by News Office

Golaha wakiilada Puntland oo cuskanaya qodob kamid ah Dastuurka dowladda Puntland iyo xeer-hoosaadka Baarlamanka, ayaa mooshin xilka qaadis ah ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close