PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Video article Col. Caarre oo nabad la qaatay guddigii dhexdhexaadinta isaga iyo Muuse Biixi

Share

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in iyaga iyo Caarre ay heshiis gaareen uuna hadda horyaal madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka daawo shirka hadalka Suldaanka

PUNTLAND POST