Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo kala dirtay maamulkii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Xassan, ayaa maanta oo Sabtiya kala diray maamulkii Rugta Ganacsiga… Sii akhri

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

Puntland oo amar dul-dhigtay hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

Kusimaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa amar ku bixiyay, in la hakiyo munaasabadda xil-wareejinta… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo booqday degmada Dhoobley

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

aliyaha Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma iyo wefdi saraakiil ah uu hogaaminayo ayaa maanta oo Sabtiya gaaray… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Nairobi kula kulmay Wakiilka Urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi, oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa hallkaasi kulamo kala duwan kula… Sii akhri

Aqalka sare oo maanta Akhrinta koowaad marsiinaya Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya  akhrinta koowaad marsiiyaan Hindise sharciyeedka Hay’adda duulista Rayidka ah… Sii akhri

Musharrixiin Shuruud ku xiray ka qeyb-galka doorashada Galmudug

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

Afar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Galmudug oo Jimcihii shalay isugu yimid kulan ay ku falanqeeyeen xaaladda jaha wareerka ah… Sii akhri

Dhul gariir ku dhuftay dalka Turkiga

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by News Office

Dhulgariir xoog badan ayaa lagu soo warramayaa in ku dhuftay bariga waddanka Turkiga, halkaas oo ay guryo ku soo dumeen… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo saacado kooban la wareegay degaanka Boocame ee gobolka Sool

Posted on January 24, 2020January 24, 2020 by News Office

 Ciidamada Somaliland, ayaa maanta saacado kooban la wareegay degaanka Boocame ee gobolkaa Sool, halkaasi oo ay horay u joogeen ciidamo… Sii akhri

Dagaal ka dhacay buuraleyda gobolka Sanaag

Posted on January 24, 2020January 24, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Shidan oo ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ahaanna sii jeedka buuraleyda Calmadow ee kulaala Gacanka Cadmeed,… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Safiirka Ingiriiska oo kulan ku yeeshay Nairobi

Posted on January 24, 2020January 24, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close