Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farmaajo, Abiy iyo Afwerki oo ku kulmaya Asmara

Hoggaamiyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya ayaa maalmaha soo socda kulan ku yeelan doona magaalada Asmara. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed… Sii akhri

Posted on January 26, 2020January 26, 2020 by Liban Yusuf

Puntland oo soo bandhigtay Heshiisyo u ogolaanaya in ay Imtixaankeeda gaar u qaadato

Posted on January 26, 2020January 26, 2020 by News Office

Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Pro. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta… Sii akhri

XOG: Villa Somalia oo wajahaysa laba-daran mid dooro

Posted on January 26, 2020January 26, 2020 by News Office

Warbaahinta Puntland Post, ayaa xog dheeriya ka heshay kulamo gaar-gaar ah, oo safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donald Yukio Yamamoto uu maalmo… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

Posted on January 26, 2020January 26, 2020 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland TPEC ayaa maanta xarunta dhexe ee magaalada Garowe kulan kula qaatay xubno ka socday… Sii akhri

Khayre oo saagootiyay ciidamo dhamaystay Tababar oo dagaal loo qorsheeyay

Posted on January 26, 2020January 26, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sagootiyay ciidamo ka tirsan ciidamada dowladda  oo loo diyaariyay ka qayb qaadashaya… Sii akhri

Ahlusunna oo mar kale ku celiyay in Villa Somalia af-duubtay doorashada Galmudug

Posted on January 26, 2020January 26, 2020 by News Office

Madaxa Xukuumadda Galmudug oo ka tirsan Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan, ayaa  war-saxaafadeed uu soo saaray,… Sii akhri

Qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya oo la hakiyey

Posted on January 25, 2020January 26, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo todobaad ah hakisay qabashada codsiyada baasaboorka. Fariin kooban oo ay hay’addu… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay mushaarka u kordhin doonto ciidamada

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by Liban Yusuf

Xerada ciidamada 54-aad ee Garowe waxaa maanta tabarbar looga furay cutubyo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee komaandooska Puntland. Daah-furka… Sii akhri

Norway, Ingiriiska iyo Talyaaniga oo bixinaya deynta lagu leeyahay Soomaaliya

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by Liban Yusuf

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu Soomaaliya maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway… Sii akhri

Amar laga soo saaray xarumaha dhaqan celinta iyo qur’aan saarka Muqdisho

Posted on January 25, 2020January 25, 2020 by Liban Yusuf

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa amar ka soo saartay xarumaha qarsoodiga ee dhaqan celinta iyo qur’aan saarka. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close