Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nairobi: Maxay ka wada hadleen Deni iyo Yamamoto?

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto, saraakiil ka tirsan safaaradda iyo masuuliyiin ka… Sii akhri

Posted on January 24, 2020January 24, 2020 by Liban Yusuf

IIraan oo sheegtay in ay heshay xog ku saabsan dilkii Qaasim Suleymaani

Posted on January 24, 2020January 24, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidamada Cirka ee Dawladda Iiraan, Amiir Cali Xaaji Zaada ayaa soo bandhigay xog dheeraad ah oo ku saabsan Dalalka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay dib u-eegista Sharciga La’dagaallanka Burcad-badeedda

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland iyo safiirka Maraykanka oo ku kulmay Nairobi

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis ah magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka… Sii akhri

Ku simaha madaxweynaha Puntland oo la kulmay Garaadka guud ee dowlad degaanka Soomaalida

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kulan soo dhoweyn ah kula qaatay… Sii akhri

Jabhadda ONLF oo ku biirtay Isbahaysi ballaaran oo looga dhawaaqay Ethiopia

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Hoggaanka sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (ONLF), ayaa shaaciyay in ay si rasmiya ugu biireen, Isbahaysi ku dhisan Nidaamka… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo ku baaqay in la joojiyo hawlaha doorashada Dhuusamareeb

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa ku baaqay in la joojiyo, dhammaan hawlaha doorashada ee… Sii akhri

Cumar Finish oo shir-guddoomiyay kulanka Amniga Muqdisho

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada  Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa xalay  shir guddoomiyay kulan ku saabsanaa Amniga… Sii akhri

GEN. Odowaa oo la shiray saraakiisha Maraykanka ee Ballidoogle

Posted on January 23, 2020January 23, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa gaaray Saldhigga Balidoogle oo ay ku sugan yihiin Ciidanka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo safar qarsoodiya ugu baxay magaalada Nairobi

Posted on January 22, 2020January 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Arbaco ah safar aan la sii shaacin ugu baxay, magaalada Nairobi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close