Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada-hadlay ka hortaga iyo xakamaynta COVID-19

Sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya madaxweyne Farmaajo ayaa  khadka Taleefonka kula hadlay madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan. Qoraal ka soo… Sii akhri

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Puntland oo sheegtay in aysan soo gaarin Lacagtii dowladda Federaalku u fasaxday dowlad goboleedyada

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in aysan waxba ka soo gaarin lacag min hal malyan ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay… Sii akhri

Puntland: Bukaanno looga shakiyay COVID-19 oo la karantiilay

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Guddiga ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ee Puntland ayaa xalay shaaciyay in la karantiilay 7 ruux oo looga shakiyay… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Soomaaliya oo ku geeriyooday Jabuuti

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

XIldhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ka tirsanaa Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday dalka… Sii akhri

Ma run baa, mase been warqada muranka dhalisay ee lagu faafiyey baraha bulshada?

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

Mas’uul ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay warar laga faafiyey barnaamijka Baxnaano ee dhawaan ku dhawaaqday dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Bandowgii Muqdisho oo wax laga beddelay, Ramadaanka awgiis

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho muda… Sii akhri

DFS oo Wariye ku xiran Muqdisho ku eedeysay A-shabaab

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Wariye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja oo muudo bil ka badan ku xirnaa magaalada Muqdisho loo haysto… Sii akhri

UCID leader deplores poor leadership in Somaliland

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by cph

Hargeysa ( PP News Desk) — The Chairman of the second opposition party in Somaliland (UCID) Mr Faisal Ali Warabe… Sii akhri

Jubaland: Cid lacag na siisay ma jirto Shilinna ma haynno

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa shaaciyay in aysan soo gaarin saamigii ay ku lahaayeen lacago min hal malyan ah oo dowladda… Sii akhri

Isu-socodka gaadiidka Laamiga Boosaaso oo saaka go’an

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by News Office

Gaadiid wada dad ka soo xagaa baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka oo Arbaco ah ku xanniban… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close