Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Cabdi Maxamuud Cumar oo isku dayay in uu xabsiga ka baxsado

Booliska dalka Itoobiya ayaa maxkamadda Sare ee Itoobiya oo gacanta ku hayso dacwadda Madaxweynihi hore ee Deegaanka Soomaalida ee dalka… Sii akhri

Posted on October 20, 2018 by Cowke

Xasan Sheekh ” Dowlada hadda jirto faragalinta haka deeyso maamul Goboleedyada”

Posted on October 19, 2018 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Ingiriiska ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Posted on October 19, 2018 by Cowke

Taliyaha ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Ayaa gaaray goordhow oo maanta Jimco ah magaalada Kismaayo ee xarunta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wasiirada arimaha dibada ee Itoobiya iyo Ereteria

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Arrimaha Dibadda eeĀ  Ereteriya iyo… Sii akhri

Xildhibaano laga hor istaagay ka qeeybgalka kulanka Baarlamaanka

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laga hor istaagay ka qeeybgalka kulankii baarlamaanka ee maanta . Xildhibaanada ayaa askar katirsan… Sii akhri

Wasiirada arimaha dibada Ethopia iyo Ereteria oo soo gaaray Muqdisho

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhoweyd garoonka Muqdisho ka soo dagay wafdi ka socdo dowladaha Ethopia iyo Ereteria kuwaasi oo si weyn loogu soo… Sii akhri

Ethiopian Airline oo bilaabeeysa duulimaadyo Toos ah Muqdisho iyo Addais Abbaba

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Shirkada diyaarada ee Ethopian Airline ayaa sheegtay in ay bilaabeyso duulimaadyo toos ah oo Muqdisho Addis Abbaba ah dhawaan. Qoraal… Sii akhri

Wafdi ka socda Dowladaha Ethiopia iyo Ereteria oo ku soo wajahan Muqdisho

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ay soo gaaraan wafdi ka socdo… Sii akhri

Mid kamid ah ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Posted on October 17, 2018 by Cowke

Koox hubeeysan ayaa magaalada Muqdisho waxa ay xalay ku toogteen mid kamid ahaa odayaashii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Allaha… Sii akhri

Gen Indho Qarshe ” Waxaan bur burinay Doomo ay lahaayeen Al-shabaab”

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa sheegay in ciidamada dowlada Soomaaliya ay ku guuleeysteen in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close