Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wada-xaajoodkii Biyo xireenka Wabiga Niil oo fashilmay

Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida… Sii akhri

Posted on April 7, 2021April 7, 2021 by News Office

Maxaa ka run ah xorriyadda Dhabancad sheegay?

Posted on April 7, 2021April 7, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo xalay marti ku ahaa bar-kulanka Club House, ayaa sheegay in suxufiyiinta Puntland… Sii akhri

Maxaa ka cusub Shirkii Muqdisho?

Posted on April 7, 2021April 7, 2021 by News Office

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in uu dib u bilowdo Shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada dalka… Sii akhri

Dowladda Sudan oo baabi’isay sharci mamnuucayay in xiriir lala yeesho Israel

Posted on April 7, 2021April 7, 2021 by News Office

Dowladda Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Israel iyo in wax xiriir ah lala yeesho cid ka tirsan mas’uuliyiinta Israel.… Sii akhri

dowladda Iran iyo Quwadaha dunida oo shir ka yeeshay arrimaha niyukleerka Iran

Posted on April 7, 2021April 7, 2021 by News Office

Dowladda Iran iyo dalalka loogu yeero quwadaha dunida, ayaa shalay yeeshay mar kale bilaabay wada-xaajood, si xal loogu helo barnaamijka… Sii akhri

Sacuudiga oo go’aan ka soo saaray Cumrada Ramadaanka

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Cumrada loo ogolaan doono dadka tallaalan oo keliya.… Sii akhri

Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka Iiraan oo maanta ka furmay Vienna

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Dhinacyadii ka qeyb galay heshiiska Nukliyeerka ee sanadkii 2015 lagu gaaray caasimada Austria una dhaxeeyay Iiraan iyo kooxda (5 +… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo maanta baaqday

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Shirkii madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo mar kale loo ballansanaa ayaa maanta baaqday, sida ay… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga Gobolka Bari oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdullaahi Cusmaan  (Majiino) ayaa shir Gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Gobalka Bari, oo… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo xiray kiiskii Cabdirashiid Janan

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Soomaaliya ayaa xiray kiiskii dacwadda ahaa ee loo heystay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Jubbaland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close