Dadweynaha Reer Jabuuti oo saaka doorasho u dareeray
Dalka Jabuuti, waxaa saaka ka bilaabatay cod bixinta madaxtinimada oo ay ku tartamayaan madaxweynaha xilka haya mudane Ismaaciil Cumar Geelle… Sii akhri
Dalka Jabuuti, waxaa saaka ka bilaabatay cod bixinta madaxtinimada oo ay ku tartamayaan madaxweynaha xilka haya mudane Ismaaciil Cumar Geelle… Sii akhri
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya, ahna ku simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif) ayaa maanta tababar u soo… Sii akhri
Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Kulanka labada dhinac, waxa… Sii akhri
Golaha Midowga Murashixiinta Soomaaliya, oo war-saxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu doonayo in uu fashiliyo… Sii akhri
Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa xalay Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada taageersan Villa Somalia. Kulanka labada dhinac,… Sii akhri
Dableey hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka waaberkii weeraray askar ku sugan bar-kantarool oo ku taal degaanka Buurane oo… Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd sheegtay inay dib u biilaabeyso kaalmadii dhaqaale ee ay siin jirtay dadka reer Falastiin,… Sii akhri
Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubaland, oo si wadajir ah warbaahinta ula hadlay, ayaa jawaab ka bixiyay war ka soo… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay shilka ayaa waxaa ku dhintay 20 Ruux halka ay ku dhaawacmeen 14 kale, kuwaas oo dhaawacooda la… Sii akhri
Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee IRGC ayaa shalay lagu qarxiyey Badda Cas, gaar ahaan inta… Sii akhri