Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shirkii Muqdisho oo maanta dib u bilaabanaya

Maanta oo Talaado ah, waxa lagu wadaa in uu dib u bilowdo shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada… Sii akhri

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare Rooble oo isbitaalka ku booqday askartii ku dhaawacmay Awdheegle

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay isbitaalka ku booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Bariire iyo Awdheegle.… Sii akhri

Faroole oo eedayn u jeediyay maamul goboleedyada taageersan Villa Somalia

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ku eedeeyay dowlad goboleedyada… Sii akhri

Roobabka Gu’ga oo ka curtay Gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka DDS

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Roobabka Gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay dhul kala duwan oo ka tirsan Gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay odayaal 64 jir iyo 78 sano jir ah

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in ay xukun dil ah ku fuliyeen laba nin oo odayaal ah, kuwaas oo ay ku… Sii akhri

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Turkiga

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka dawladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya… Sii akhri

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Allah ha u naxariistee, Haabiil Axmed Cabdullaahi oo da’diisa lagu sheegay  21 sano jir Somali-Canadian ah, ayaa Sabtidii lagu dilay… Sii akhri

Ciidamada Kenya oo Qarax lagula eegtay Gobolka Lamuu

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Kenya oo qarax miino lagula… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo maalintii labaad natiijo la’aan ku dhammaaday

Posted on April 4, 2021April 4, 2021 by News Office

Waxa maalintii labaad natiijo la’aan ku dhammaaday Shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, sida Puntland Post… Sii akhri

Puntland: Lacagta danabaysan oo la xididay

Posted on April 4, 2021April 4, 2021 by News Office

Guddiga Xallinta Sicir-bararka u qaabilsan dowladda Puntland, ayaa mar kale go’aamiyay in wixii hal Dollar ka yar la xaddido lacagta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close