Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxaa ka soo kordhay Shirkii Muqdisho?

Magaalada Muqdisho, waxa maalintii labaad ka socda shir u dhexeeya dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo… Sii akhri

Posted on April 4, 2021April 4, 2021 by News Office

Puntland oo ogolaatay in ay wareejiso maxaabiis Burcad-badeed ah oo ku xiran Garoowe

Posted on April 4, 2021April 4, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa si rasmiya u ogolaatay in ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejiso Rag ku xukman Burcad-badeednimo oo ku… Sii akhri

Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Sida ay soo werisay wakaaladda wararka  Ciraaq, laamabaha amnigana ay xaqiijiyeen, Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga ee Wasaaradda Difaaca Ciraaq, Sarreeye… Sii akhri

Ciidamada Turkiga oo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibeyaal ah

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

 Ciidamda Ilaalada xeebaha  ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo… Sii akhri

Booliiska Gobolka Bari oo Boosaaso ku qabtay Burcad dhac iyo dhaawac gaystay

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa ku guleestay in ay gacanyta ku soo dhigaan dadkii dhaca iyo dhaawaca u geestay qof… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Shirka Muqdisho

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa, in uu xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka furmo shir hordhac ah oo… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday ciidamada dowlada ee ku sugan Shabeelah Hoose

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saaka dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo… Sii akhri

Sacuudiga oo sheegay in xiriir lala yeesho Israel uu faa’ido u yahay Bariga Dhexe

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya Feysal Bin Farxaan Al Sacuud ayaa sheegay in xiriir diblomaasiyadeed oo Israel la yeeshaan uu… Sii akhri

Askari ku dhintay weerar ka dhacay Aqalka Baarlamanka Maraykanka

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Weerar ka dhacay agagaarka Aqalka Baarlamaanka Maraykanka ee US Capital ayaa uu ku dhintay hal askari, halka uu midkalena ku… Sii akhri

Mareykanka oo ku laabtay heshiiskii Nukliyeerka Iran

Posted on April 3, 2021April 3, 2021 by News Office

Xubno ka kala socda Dowladaha Mareykanka Iyo Iran ayaa todobaadka soo socda u safari doona magaladda Vienna ee wadanka Austria,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close