Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo sheegtay in Beesha Caalamku qaban-qaabisay Shirka Sabtida

Xukuumadda Puntland ayaa soo dhowaysay, dadaalka Beesha Caalamka ee ku jihaysan xallinta muranka ka taagan Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya. Qoraal ka… Sii akhri

Posted on April 2, 2021April 2, 2021 by News Office

Nabadoon caana oo xalay lagu dilay Beledxaawo

Posted on April 2, 2021April 2, 2021 by News Office

Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dishay nabaddoon caan ka ahaa degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo. Nabaddoonka oo lagu magacaabi… Sii akhri

Shil Tareen oo khasaare badan ka gaystay Jariiradda Taiwan

Posted on April 2, 2021April 2, 2021 by News Office

Ugu yaraan 36 qof ayaa ku geeriyootay Tobaneeyo kalena waa ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Tareen saaka ku qalibmay Bariga… Sii akhri

Sanyare: Caruurtiina hadaad Shabaab uga shakidaan nala soo xiriira daqiiqad ban soo saaraynaa

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur, ayaa waalidiinta Gobolka ka codsaday, in ay Laamaha Amniga la soo xiriiraan,… Sii akhri

Puntland: Maxkamad Ciidan oo waaran u jartay Agaasime ka tirsan Shirkadda Isgaarsiinta Golis

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee dowladda Puntland, ayaa waaran u jartay Agaasimaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee Gobolka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo ku qabsoomay… Sii akhri

Markab Ganacsi oo ku caaryay dekedda Boosaaso

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Markab xamuul ah oo u raran shirkadda Ganacsiga Barwaaqo, ayaa sida la xaqiijiyay ku caaryay dekedda magaalada Boosaaso. Markabka waxa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Sweden

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay safiirka dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Staffan… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay sarkaal ka tirsanaa Laanta Danbi baarista Puntland ee C.I.D, kaas oo magaciisa… Sii akhri

In ka badan 160 Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Liibiya

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Dowladda Liibiya ayaa sheegtay in la soo badbaadiyay 163 tahriibe oo kusii jeeday qaaradda Yurub. Taliyaha ilaalada xeeabaha Liibiya ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close