Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa saaka ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira. Ra’iisal… Sii akhri

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Dad lagu laayay gudaha Itoobiya

Posted on April 1, 2021April 1, 2021 by News Office

Dabley hubeysan ayaa ugu yaraan 30 qof oo rayid ah ku dilay weerar ka dhacay gobolka Oromiya ee dalka Ethopia,… Sii akhri

Puntland iyo Jubaland oo shaaciyay in Villa Somalia fashilisay qabsoomidda Shirkii Arrimaha Doorashooyinka

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Dhammaan dadaalladii ku jihaysanaa qabsoomidda Shirka Arrimaha Doorashooyinka ayaa fashilmay, sida ay Galabta shaaciyeen Puntland iyo Jubaland. War-saxaafadeed wadajir ah… Sii akhri

Kulankii Baarlamanka Soomaaliya oo aan wax mudda kordhin ah looga hadlin

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Kulankii Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Masar oo bilowday baaritaanka markabkii xayiray marinka Suweys

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Kabtan Sayed Shesha, oo ah lataliye ka ah  Hay’adda Kanaalka Suweys, ayaa wareeysi uu siiyay warbaahinta  ON TV, ku sheegay… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Farmaajo dalka xoog buu ku haystaa waa in la iska kiciyo

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku tilmaamay madaxweyne Farmaajo nin… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo la sheegay in ay xiriir la leeyihiin Al-Qaacida iyo Daacish

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, oo tixraaceysa war qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Yemen  ayaa sheegtay in uu… Sii akhri

Baarlamanka oo Soomaaliya oo maanta yeelanaya Kulan shaki xooggan laga muujiyay

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in uu yeesho kulan xasaasi ah. Farriin… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen Wasiir Xundubey iyo Safiirka Ingiriiska?

Posted on March 31, 2021March 31, 2021 by News Office

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu  kula kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya. Kulanka… Sii akhri

Villa Somalia oo beenisay warar laga faafiyay Madaxweyne Farmaajo

Posted on March 30, 2021March 30, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar ku saabsan in Madaxweyne Farmaajo maalinta berry ah u safri Addis Ababa si uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close