Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Midowga Afrika oo Ciidamo cusub oo Nabad Ilaalin ah u diraya Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa ka shiraya ciidamo cusub oo loo dirayo Soomaaliya , kuwaaso qeyb ka noqonaya howlgal cusub oo beddelaya… Sii akhri

Posted on April 11, 2024April 11, 2024 by News Office

Khamenei oo ku hanjabay in Iran ciqaabi doonto Israel

Posted on April 10, 2024April 10, 2024 by News Office

Hogaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa mar kale uga digay Israel in “lagu ciqaabi doono” weerarkii cirka ee… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo sheegtay in ay u taagan tahay ilaalinta midnimada Soomaaliya

Posted on April 10, 2024April 10, 2024 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Garoonka Kubada Cagta ee Mira Awaare Salaada… Sii akhri

38 qof oo ku dhintay markab ku degay xeebaha dalka Jabuuti

Posted on April 10, 2024April 10, 2024 by News Office

Markab ay saarnaayeen muhaajiriin u dhalatay dalka Ethiopia ayaa Isniintii Todobaadkan ku qarraqmay xeebaha dalka Djibouti. Markab degay waxaa ku… Sii akhri

Israel oo wacad ku martay in ay qaadayso tallaabooyin ka dhan ah Turkiga

Posted on April 10, 2024April 10, 2024 by News Office

Dowladda Israel ayaa wacad ku martay in ay qaadi doonto tallaabooyin ka dhan ah Turkiga kadib xayiraaddii ganacsi. Israel ayaa… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo xayiraad ganacsi ku soo rogtay Israel

Posted on April 10, 2024April 10, 2024 by News Office

DowladdaTurkiga ayaa sheegtay in ay xayiraado ganacsi ku soo rogi doontay Israel sababa la xiriira dagaalka Gaza. Xayiraadahaas ayaa waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goob joog ka noqday Xil Wareejinta Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka ee NISA

Posted on April 9, 2024April 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda… Sii akhri

Madaxweyne Erdoğan iyo amiir Maxamed Bin Salmaan oo dadaal ku bixinaya dhaqan-gelinta Xabbad-joojintii Gaza

Posted on April 9, 2024April 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa xalay yeeshay wada-hadal dhanka Taleefonka… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo sheegay in ay dileen sarkaal ka tirsan ururka Xisbullah

Posted on April 9, 2024April 9, 2024 by News Office

Taliska Ciidamada Israa’iil ayaa shaaciyay in ay fuliyeen duqayn dhinaca cirka ah oo ka dhacday Koonfurta Lubnaan, waxayna intaas ku… Sii akhri

Maraykanka oo digniin adag ka soo saaray weeraro argagixiso oo ka dhici kara Muqdisho

Posted on April 8, 2024April 8, 2024 by News Office

Safaaradda Mareykanka ee ku taalla Nairobi ayaa sheegtay in ay heshay xog la xiriirta weerarro ka dhici kara goobo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close