Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Degmada Badhan oo u dhaqaaqday madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaamianyo ayaa maanta  safar shaqo oo taariikhi… Sii akhri

Posted on September 19, 2018September 19, 2018 by News Office

Hirshabeelle oo shaacisay in ay la heshiisay Federaalka

Posted on September 19, 2018September 19, 2018 by News Office

Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle,Maxamed Cabdi Waare  ayaa lagu sheegay in madaxda Hirshabeelle iyo… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo haatan gaaray degmada Badhan

Posted on September 19, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa haatan gaaray magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag.… Sii akhri

Puntland: Musharrixiin ka digay in wax la maroorsado

Posted on September 18, 2018September 18, 2018 by News Office

Qoraal ka soo baxay koox musharrixiin ah oo u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland ee sannadka 2019 ayaa looga hadlay,magacaabista guddiga… Sii akhri

Faroole oo sheegay in meelaha qaar dab laga shidayo

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by News Office

Madaxweynihii hore dowladda Puntland,ahna xubinka ka tirsan aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo shalay loo magacaabay,guddoomiyaha… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo xilka laga qaaday

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by News Office

47 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka sheegay in ay xilkii ka… Sii akhri

Tiimbaro oo si jees-jees ah ugu jawaabay sarkaal ka tirsan jabhadda Caarre

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee dhinaca Somaliland,Maxamed Axmed Caalin(Tiimbaro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Ceerigaabo, ayaa ka jawaabay hadal ka… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaallamay Muqdisho

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by News Office

Ciidamo ka kala tirsan booliiska iyo militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dagaallamay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir,sida ay… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan jabhadda Caarre oo beeniyay in uu la heshiiyay Somaliland

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by News Office

Sarkaal sare oo ka tirsan Jabhadda la baxday”Dib u-xoraynta Somaliland” ee ku sugan gobolka Sanaag ayaa gebi ahaanba beeniyay in… Sii akhri

Aqalka sare oo guddiyo u saaray khilaafka dowlad goboleedyada iyo Federaalka

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by News Office

Qoraal ka soo baxay aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay ilaa shan guddi oo loo kala diray dowlad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close