Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shabeel: Aniga iyo Muuse waxan isku-haynna Diinta islaamka

Guddoomiyaha golaha dhexe xisbiga Kulmiye ee Somaliland,Jaamac Ismaaciil Cige(Shabeel) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa gebi ahaanba… Sii akhri

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by News Office

Goddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal oo xilka la wareegay

Posted on October 1, 2018October 1, 2018 by News Office

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore gobolka,Cumar Cabdullaahi fara-weyne. Munaasabad kooban… Sii akhri

Ciidamada xoogga dalka oo hawlgallo culus ka fuliyay Jubada Hoose

Posted on September 30, 2018September 30, 2018 by News Office

Ciidamada militariga dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubbada Hoose kula wareegay… Sii akhri

Ceerigaabo: waxaanu taageersannahay jabhadda Caarre

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by News Office

Qaar kamid ah haweenka beesha Garxajis ee ku nool magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi ay beegsi ku… Sii akhri

Puntland oo raalli-gelin ka bixisay hadal madaxweyne Gaas jeediyay

Posted on September 26, 2018September 26, 2018 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa raalli-gelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo madaxweyne,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) uu ka sheegay magaalada Badhan ee… Sii akhri

Taliyihii Booliiska Nugaal oo xilkii laga xayuubiyay

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland oo ku astaysan 24 September 2018 ee ku beegan Isniinta maanta ayaa… Sii akhri

Guddoomiyihii gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday

Posted on September 24, 2018September 24, 2018 by News Office

Digteeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo ku taariikhaysan 24 Sep 2018 ee ku beegan maanta… Sii akhri

Puntland: Wasiir ka carooday mashruuc laga wareejiyay oo is-casilay

Posted on September 23, 2018September 23, 2018 by News Office

  Wasiirkii Degaanka iyo Is-beddelka Cimilada Puntland,Cali Cabdullaahi Warsame ayaa saaka xilkii uu u hayey Puntland iska casilay,kadib markii khilaaf… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

Posted on September 19, 2018September 19, 2018 by News Office

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa markii ay soo gaadheen magaala madaxda gobolka Sanaa gee degmada Badhan, waxaa kusoo dhoweeyey maamuulka gobolka… Sii akhri

Isimada Nugaal oo go’aamiyay in aan cidna loo raacan karin mooryaan la dilay

Posted on September 19, 2018September 19, 2018 by News Office

Nabaddoonada,cuqaasha iyo isimada gobolka Nugaal ayaa maanta qalin midaysan ku saxiixay heshiis hay’adaha amniga dowladda Puntland u saamaxaya in halkiisa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close