Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Musharrax Siciid Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Gaalkacyo

Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharrax u taagan Xilka Madaxweynaha dowladda Puntland 8-da Janaayo 2019 ayaa si weyn loogu… Sii akhri

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Akhriso:-Qodobo Kasoo Baxay Shirka Golaha Amniga Jubbaland

Posted on December 3, 2018 by Cabdiqani Boos

Kismaayo[Puntland Post]-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta shir gudoomiyay kullanka golaha amniga Jubbaland. Kulankan oo ah… Sii akhri

Hay,adda Socdalka Soomaliya oo shaacisay xilliga dib loo bilaabayo bixinta Baasaboorka

Posted on December 3, 2018December 3, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]Mas’uuliyiinta Hay’adda socdaalka ee dawlada Soomaliya ayaa waxa ay  sheegeen  in ay aad uga xun yihiin mudada kooban ee… Sii akhri

Musharrax Siciid Deni oo Garowe lagu soo dhaweeyay maanta

Posted on December 3, 2018December 3, 2018 by Cabdiqani Boos

Garowe[Puntland Post]-Musharax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, iyada oo ay soo dhaweeyeen boqolaal… Sii akhri

Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Dhahar

Posted on December 1, 2018December 2, 2018 by Cabdiqani Boos

Dhahar-[Puntland Post]-Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Dowladda Puntland 8-da Janaayo 2019 ayaa maanta lagu… Sii akhri

Shirkadaha Tawfiiq iyo Waabari Group oo abaalmarino gudoonsiiyay Macamiishooda

Posted on November 30, 2018November 30, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post ]Shirkadaha  Tawfiiq iyo Waabari Group  ayaa macaamiishooda waxa ay gudoonsiisay abaalmarino kala duwan oo iskugu jira gawaari,alaabta guryaha… Sii akhri

Camey oo markale weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Posted on November 29, 2018November 29, 2018 by Cabdiqani Boos

Garowe[Puntland Post] Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Madasha Iskaasgiga dowlad goboleedyada ay ku midaysan yihiin ku… Sii akhri

Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho

Posted on November 28, 2018November 28, 2018 by Cabdiqani Boos

Qardho-[Puntland Post]-Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha Musharax Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa maanta si weyn ugu soo dhaweeyey  Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha Oo Kenya Ka Furmaya

Posted on November 26, 2018 by Cabdiqani Boos

Kenya-[Puntland Post]-Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa maanta ka furmaya shirka Dhaqaalaha Badaha,iyadoona dawlada soomaliya uu uga qeyb gali… Sii akhri

Faahfaahin -qaraxyo saaka ka dhacay Gaalkacyo

Posted on November 26, 2018November 26, 2018 by Cabdiqani Boos

Gaalkacayo-[Puntland Post] Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan qaraxyo saakay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.