Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo faahfaahin ka bixisay howlgalka ay ku furatay markabka SIBU 1

Puntland ayaa shaacisay in mid ka mid ah kooxdii Burcad-badeedda ee haystay markabka SIBU 1, la dilay afar kalana la dhaawacay,… Sii akhri

Posted on September 25, 2026September 25, 2026 by Desk

Puntland oo furatay markab ay haysatay Burcad-badeed

Posted on September 25, 2026September 25, 2026 by Desk

Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo khudbadii uu ka jeediyay shirka Qaramada Midoobay

Posted on September 24, 2026September 25, 2026 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay fadhiga guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay xaaladda caalamka, isaga… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirrada Puntland?

Posted on September 24, 2026September 24, 2026 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland ayaa maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha, kaas oo shir guddoomiyayay ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Ilyaas… Sii akhri

Wafdi ka socday ciidanka cirka Pakistan oo ka dhoofay garoonka Aadan Cadde

Posted on September 24, 2026September 24, 2026 by Desk

Wafdi sare oo ka socday ciidanka cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad, kaddib markii… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xaaladda Bariga Dhexe

Posted on September 24, 2026September 24, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay shir madaxeedka guud ee Qaramada Midoobay ee New York ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay kaaliyaha arrimaha Afrika ee Maraykanka

Posted on September 23, 2026September 23, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka ee… Sii akhri

Baarlamaanka oo laalay qaraar uu soo saaray Ra’iisul Wasaare Xamse

Posted on September 23, 2026September 23, 2026 by Desk

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laalay qaraar uu dhawaan soo saaray Ra’iisul Wasaare Xamse, kaas oo la xiriiray… Sii akhri

Wiilal Soomaali ah oo lagu dilay Maraykanka

Posted on September 23, 2026September 23, 2026 by Desk

Magaalada Wilmar gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa habeenimadii isniinta lagu dilay labo wiil oo Soomaali ah, halka mid saddexaad… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka: Mucaaradka keliya ee na soo raaca waa Farmaajo

Posted on September 23, 2026September 23, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa sheegay in mucaaradka keliya ee iyaga soo raaca… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close