Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Maxaa looga hadlay kulankii isimada Daarood ee Nairobi?

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada… Sii akhri

Posted on October 16, 2026October 16, 2026 by Desk

Koonfur Galbeed: Ciidamada Laftagareen oo la wareegay degmooyin hor leh

Posted on October 16, 2026October 16, 2026 by Desk

Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay, xilli… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Qardho

Posted on October 15, 2026October 15, 2026 by Desk

Ilaa saddex qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe… Sii akhri

Xiisad ka taagan magaalada Qardho

Posted on October 15, 2026October 15, 2026 by Desk

Ilaa hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ku dhaawacmeen magaalada Qardho, kaddib markii ay israsaaseyn dhexmartay ciidamada ammaanka… Sii akhri

Jadwalka doorashooyinka lagu muransan yahay oo la shaaciyay

Posted on October 15, 2026October 15, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashooyinka lagu muransan yahay ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tan madaxweynaha.… Sii akhri

Puntland: Xaalad bani’aadanimo oo ka taagan deegaan ka tirsan Nugaal

Posted on October 15, 2026October 15, 2026 by Desk

Xaalad bani’aadanimo oo daran ayaa ka jirta deegaanka Godob-yar oo ka tirsan degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, kadib markii ay… Sii akhri

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba

Posted on October 15, 2026October 15, 2026 by Desk

Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii… Sii akhri

Puntland oo qabatay doonyo si sharcidarro ah uga kalluumeysanayay xeebaheeda

Posted on October 14, 2026October 14, 2026 by Desk

Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay qabteen saddex doonyood oo si sharcidarro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland,… Sii akhri

Khilaaf ka dhex taagan duqa Gaalkacyo iyo guddoomiyaha Mudug

Posted on October 14, 2026October 14, 2026 by Desk

Khilaaf ayaa ka dhex taagan duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Cabdinuur Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle, kaas oo… Sii akhri

Golaha wasiirrada oo ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan yahay

Posted on October 14, 2026October 14, 2026 by Desk

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan yahay.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close