Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo ka hadashay badmaaxiintii ay dishay Burcad-badeedda

Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay badmaaxiintii ay dishay kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka… Sii akhri

Posted on September 29, 2026September 29, 2026 by Desk

Puntland: Burcad-badeed caarisiiyay markab, shaqaalihiina la degay

Posted on September 29, 2026September 30, 2026 by Desk

Wararka imanaya deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka M/T Eureka ay caarisiiyeen, islamarkaana… Sii akhri

Puntland: Burcad-badeed dishay shaqaale u dhashay Pakistan

Posted on September 29, 2026September 29, 2026 by Desk

Howlgalkii ay Puntland ku qaaday markabka Honour 25 oo ay haysatay koox Burcad-badeed ah ayaa sababay dhimashada qaar ka mid… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed?

Posted on September 29, 2026September 29, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay furatay markabka Honour 25

Posted on September 29, 2026September 29, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in ay furatay oo gacanta ku dhigtay markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil… Sii akhri

Puntland oo dil ku xukuntay rag ku eedeysan Daacish

Posted on September 29, 2026September 29, 2026 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Puntland ayaa xukun ku riday 7 nin oo ku eedeysan in ay xiriir la leeyihiin… Sii akhri

Puntland oo weerartay markab kale oo haysatay Burcad-badeed

Posted on September 29, 2026September 29, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in ay weeraray markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen… Sii akhri

WHO IS HE? Burhan Sheikh Dahir Aden

Posted on September 28, 2026September 28, 2026 by Desk

Burhan Sheikh Dahir Aden: A Legal Career Spanning Investigation, Prosecution and the Bench Burhan Sheikh Dahir Aden is a Somali… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo tegay xerada Balidoogle

Posted on September 28, 2026September 28, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray xerada Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo uu gacanta ku hayo… Sii akhri

Dagaalka Baydhabo: Garabka Laftagareen oo shaaciyay khasaare uu gaystay

Posted on September 28, 2026September 28, 2026 by Desk

Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo warfaafinta ugu magaaban Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in ciidankoodu gubeen mid ka mid ah gawaarida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close