Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Markab shidaal oo la weeraray

Markab shidaal ayaa saaka lala beegsaday gantaal ama walax aan la aqoonsan, kaas oo marayay meel qiyaastii 4 mayl badeed… Sii akhri

Posted on October 3, 2026October 3, 2026 by Desk

Muxuu yahay ujeedka uu Xasan Sheekh u tagay Al-Calamayn?

Posted on October 2, 2026October 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar. Madaxweyne… Sii akhri

Itoobiya iyo Eleteriya oo safaaradaha kala qaatay

Posted on October 2, 2026October 2, 2026 by Desk

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay safaaradii Eleteriya ee Addis Ababa, iyada oo amar ku siisay 10 diblomaasi… Sii akhri

Liibaan Shuluq: Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland ku badbaadimayaan Galmudug

Posted on October 1, 2026October 1, 2026 by Desk

Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo dowladda federaalka u wadato madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in Burcad-badeedda ka soo qaxay Puntland… Sii akhri

Xasan Sheekh oo warqadaha ka guddoomay safiirada cusub ee Turkiga iyo Midowga Yurub

Posted on October 1, 2026October 1, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay danjireyaasha cusub ee Turkiga Ferhat Alkan… Sii akhri

Mustafe Cagjaf oo markale loo doortay madaxweynaha DDS

Posted on October 1, 2026October 1, 2026 by Desk

Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa markale loo doortay in uu noqdo madaxweynaha 5 sano ee soo socota hoggaamin doona Dowlad… Sii akhri

Puntland oo soo bandhigtay markabkii Burcad-badeedda laga furtay ee SIBU 1

Posted on September 30, 2026September 30, 2026 by Desk

Magaalada Boosaaso waxaa maanta la soo gaarsiiyay markabka SIBU 1/SEAMUL oo maalmo ka hor laga furtay koox Burcad-badeed ah oo… Sii akhri

Puntland oo la dagaalamaysa kalluumeysiga sharci-darrada ah

Posted on September 30, 2026September 30, 2026 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ka daahfuray qorshe lagula dagaalamayo kalluumeysiga sharci-darrada ah ee xeebaha Puntland. Ciidamada… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on September 30, 2026September 30, 2026 by Desk

Madaxweynaha Dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Jabuuti, isaga oo halkaas kulan kula qaatay… Sii akhri

Burcad-badeedda oo siidaysay shaqaalihii markabka Eureka

Posted on September 30, 2026September 30, 2026 by Desk

Burcad-badeeddii ka degtay markabka Eureka ayaa shaqaalihii oo badqaba ku wareejiyay dadka deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar. Mid kamid ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close