Puntland: Wararkii u dambeeyay ee xiisadda Laag
Weli waxaa deegaanka Laag ee degmada Boosaaso isku horfadhiya ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF, kuwaas… Sii akhri
Weli waxaa deegaanka Laag ee degmada Boosaaso isku horfadhiya ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF, kuwaas… Sii akhri
Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta… Sii akhri
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare eeĀ Jubaland Mukhtaar… Sii akhri
Laamaha amniga Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku xiray wariye Shubayb Daad Maxamuud oo ka mid ahaa wariyayasha ka howlgala… Sii akhri
Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka… Sii akhri
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, gudoomiyaha degmada Bosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqasho tagay dekedda magaalada Boosaaso oo maanta dib… Sii akhri
Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas… Sii akhri
Waxaa saaka oo axad ah dib loo furay dhammaan goobaha ganacsiga iyo dekedda Boosaaso, iyada oo magaalada la dareemayaa mashquul… Sii akhri
Heshiiska iyo is-afgarad ayaa laga gaaray shirkii maalmahan uga socday magalada Bossaso dowladda, ganacsatada iyo shirkada DP World, sida uu… Sii akhri
Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo habeen hore yimid magaalada Garoowe ayaa saaka tegay xerada Ligle oo xarunta u ah ciidanka… Sii akhri