Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo beenisay xogtii SoDMA ee saadaasha cimilada

Puntland ayaa beenisay digniintii Hay’adda Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ee lagu sheegay in duufaano iyo roobab culus ay ku soo wajahan… Sii akhri

Posted on May 14, 2026May 14, 2026 by Desk

Maxaa ka soo baxay shirkii Xalane?

Posted on May 13, 2026May 13, 2026 by Desk

Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland… Sii akhri

Puntland oo soo saartay digniin la xiriirta tartanka ciyaaraha ee ka socda Boosaaso

Posted on May 13, 2026May 13, 2026 by Desk

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha gobollada ee ka socda… Sii akhri

Digniin loo diray bulshada ku nool Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo Garowe

Posted on May 13, 2026May 13, 2026 by Desk

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa digniin degdeg ah u dirtay bulshada ku nool gobollada Bari iyo Nugaal, gaar ahaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo gaaray Muqdisho

Posted on May 12, 2026May 12, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray magalada Muqdisho, halkaas oo u tagay ka qaybgalka wadahadal u dhexeeya dowlada… Sii akhri

Puntland oo siidaysay ajaaniib lagu qabtay Calmiskaad

Posted on May 12, 2026May 12, 2026 by Desk

Puntland ayaa siidaysay lix nin oo u dhashay dalka Marooko oo lagu qabtay buuraha Calmiskaad, kuwaas oo sanadkii 2024 ay… Sii akhri

Khilaaf ka dhex qarxay madaxda Galmudug

Posted on May 12, 2026May 12, 2026 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa soo dhaweeyay in doorasho qof iyo cod ah ka bilaabato deegaanada Galmudug, xilli… Sii akhri

Dil ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on May 12, 2026May 12, 2026 by Desk

Magaalada Boosaaso waxaa habeenimadii xalay lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Saabiriin Liibaan, taas oo ka mid ahayd dhalinyarada magaalada.… Sii akhri

Hargeysa: Maayir Mooge oo xilkii laga qaaday

Posted on May 12, 2026May 12, 2026 by Desk

Golaha deegaanka degmada Hargeysa ayaa saaka xilkii ka qaaday maayirkii caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge iyo ku xigeenkiisii Khadar Axmed… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu eedeeyay in uu markale beddelayo Dastuurka Puntland

Posted on May 11, 2026May 11, 2026 by Desk

Siyaasi Guuleed Saalax Barre ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu markale wax ka beddel ku sameynayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close