Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Barcelona oo si fool xun looga reebay tartanka kooxaha Yurub

Kooxda Barcelona ayaa siddeed dhammaaadka tartanka kooxaha Yurub (Champions League), kala kulantay jab lama ilaawaan ah, kadib markii ay Bayern… Sii akhri

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by Liban Yusuf

Real Madrid iyo Juventus oo ka haray tartanka kooxaha Yurub

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by Liban Yusuf

Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa laga reebay tartanka xiisaha iyo xamaasadda badan kooxaha Yurub ee UEFA Champions League. Manchester… Sii akhri

Man City oo guul soo laabasho ah ka gaartay Real Madrid

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Labo kulan oo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa oo… Sii akhri

Maxaa kala qabsaday Chelsea iyo Bayern?

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by Liban Yusuf

Labo kulan oo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa laga… Sii akhri

Sidee isugu aadeen kooxaha isugu soo haray tartanka kooxaha Yurub?

Posted on December 16, 2019December 16, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta ka dhacay isku Aadka wareega 16-ka tartanka kooxaha horyaalada qaarada Yurub ee UEFA… Sii akhri

Lionel Messi oo markii lixaad ku guuleystay xiddiga dunida

Posted on December 2, 2019December 3, 2019 by Liban Yusuf

Lionel Messi ayaa caawa markii lixaad ku guuleystay ciyaartoyga kubbadda cagta ugu wanaagsan dunida sanadka 2019. Xiddiga xulka Argentina iyo kooxda… Sii akhri

Soomaaliya oo guushii ugu horreysay ka gaartay dhacdada ugu weyn kubadda cagta

Posted on September 5, 2019September 6, 2019 by Liban Yusuf

Xulka kubadda cagta dalkeena Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray heerka kowaad ee isreeb-reebka ciyaaraha koobka adduunka 2022. Xulka… Sii akhri

Isku aadka Group-yada ee koobka kooxaha Yurub oo la soo saaray.

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by Gambool

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka heerka guruubyada tartanka kubbada cagta ugu… Sii akhri

Liverpool oo ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub 2019

Posted on June 2, 2019June 2, 2019 by Liban Yusuf

Kooxda Liverpool ayaa markii lixaad ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga. Ciyaarta kama dambeysta (final) tartankan oo… Sii akhri

Liverpool oo layaab ugu soo baxday kama dambeynta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 8, 2019May 8, 2019 by Liban Yusuf

Liverpool ayaa u soo baxday kama dambeynta (final) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga, kadib markii ay sameysay soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close