Madaxweynaha Puntland oo magacaabis iyo isku bedel masuuliyiin sameeyay
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan hay’adaha…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan hay’adaha…
Madaxweynaha Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa si qarsoodi ah u magacaabay Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda Puntland (Puntland intelligence and…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa shaaciyay shir ay yeelan doonaan golahaas. War…
Guddiga difaaca ugu magacaaban Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay warar laga faafiyay iyo xaalada gobolka…
Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland ayaa mooshin ka keenay shirkada DP World oo sanadkii hore lagu wareejiyay maamulka dekadda magaalada Boosaaso. Xildhibaanadan…
Xiisad sababtay gacan ka hadal ayaa ka taagan miyiga gobolka Nugaal, taas oo u dhexaysa ganacsato iyo dadka miyiga. Xiisadan ayaa hadda…
Musharaxiin u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee sanadka 2019 ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi. Kulanka oo…
Wasiirka wasaarada Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje oo baarlamaanka Puntland ka hor akhriyey Xisaab xirka Miisaaniyadda Puntland ee 2017 ayaa sheegay…
Issimada gobolka Nugaal ee Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa maanta marti-qaad u sameeyay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan…
Magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa waxaa kusoo gebogeboobey shirweyne caalami ah oo ku saabsanaa kormeerka iyo qiimaynta Afrika (Monitoring and…