Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Faah Faahin: Ciidamo ka tirsan Somaliland oo isku dhiibay Puntland

Ciidamadaan oo tiradooda aheyd 160-askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka Somaliland ayaa isku dhiibay ciidamada Puntland. Ciidamadan oo ku sugnaayeen… Sii akhri

Posted on February 12, 2018February 12, 2018 by Cowke

Wasaaradda Qorshaynaynta Puntland oo Tababar u qabatay qayb kamid ah shaqaalaha dawladda

Posted on February 8, 2018February 8, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland ayaa tababar la xiriira hannaanka Qiimaynta iyo Kormeerrada (Monitoring and Evaluation) u… Sii akhri

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo qaadday Imtixaanka agaasimeyaal cusub

Posted on February 7, 2018 by Jama Farah

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday Imtixaan ay u fariisteen 44 qof oo isugu jira Rag iyo… Sii akhri

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo gabagabeeyay socdaal uu ku tegay Puntland

Posted on February 1, 2018 by Cowke

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu… Sii akhri

Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo tababar heer sare ahi ugu soo xirmay Garoowe

Posted on January 31, 2018January 31, 2018 by Jama Farah

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta Tababar soconayey muddo toban beri ahi ugu soo xirmay Xarunta Jaamacadda Puntland… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo kulamo la qaatay Baarlamaanka Nigeria

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by Jama Farah

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi iyo Wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u jooga Dalka Nigeria ayaa… Sii akhri

Shir looga hadlayey Sharciga Hubinta iyo tiro koobka Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on January 24, 2018January 24, 2018 by Jama Farah

Shir muddo dhowr toddobaad ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Qorashaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland isla markaana looga arrinsanayey… Sii akhri

Garowe:- Machadka Al-ITQAAN ee barshada Qur’aanka oo hab Online oo casri ah soo kordhiyay

Posted on January 23, 2018January 23, 2018 by Liban Yusuf

 Machadk AL-ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed  gaar ahaan reer Puntland ugu  bishaaraynayaa inuu soo… Sii akhri

Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Tababar uga furmay Garoowe

Posted on January 23, 2018January 23, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe Tababar uga furtay Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland, tababarkaas oo lagu qabtay… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo shir uga furmay dalka Nigeria.

Posted on January 23, 2018 by Jama Farah

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa caasimadda dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close