Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Labo Qarax oo Qasaare Geeystay oo ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi caawa ay ka dhaceen… Sii akhri

Posted on January 20, 2018 by Cowke

Kulamo looga hadlayey jihaynta qorsheyaasha Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on January 17, 2018 by Jama Farah

Kulamo kala duwan oo soconayey muddo hal 7aad ah loogana hadlayey hagidda ama jihaynta (Strategic Plans) hay’adaha kala duwan ee… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo si balaaran loogu soo dhoweeyay Dhuusamareeb

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn loogu soo Dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug. Madaxweyne Gaas… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud. Madaxweyne… Sii akhri

Kulan looga arrinsanayey samaynta siyaasadda Qiimaynta iyo Kormeerka oo lagu qabtay Garoowe

Posted on January 16, 2018 by Jama Farah

Kulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa  looga hadlayey  siyaasadda qiimaynta iyo kormeerka  taas oo gundhiggeedu yahay sidii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Sii Diiran loogu Soo Dhoweeyay Degmooyin katirsan Gobolka Bari

Posted on January 11, 2018January 11, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Qardho ku Wajahan iyo soo dhoweeyn balaaran oo ka socota

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Boqosho rasmi ah ku joogo Puntland ayaa ku Wajahan magaalada Qardho… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo War ka soo Saartay Xiisadaha Tuka-Raq

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Cowke

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo goordhow u duulaya Garoowe

Posted on January 7, 2018January 7, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ku Wajahan Magaalada Garoowe. Diyaarada sida… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Caawa Kormeer Shaqo ku tegey Qaybo Kamid ah Gaalkacayo

Posted on January 1, 2018January 1, 2018 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay bilawga sanadka cusub 01 January 2018… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close