Shir looga hadlayey shaqo gudashada shaqaalaha dawladda oo Garoowe lagu qabtay
Shir looga arrinsanayey sidii loo samayn lahaa nidaam lagula socda shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay…
Shir looga arrinsanayey sidii loo samayn lahaa nidaam lagula socda shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay…
Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee ka jira Soomaaliya ayaa War-murtiyeed…
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaadday imtixaan toos ah ama (Interview) ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo ka bannaan…
Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta ee Mashruuca tayaynta shaqaalaha (Capacity Injection Project) ayaa maanta lagu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga…
Wafti ka socda mac-hadka tababarka shaqaalaha ee dalka Tanzania ee Tanzanian Public Service College ayaa soo gaarey Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland,…
Labo wareegto oo maanta ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa mid lagu kala diray Golahii deegaanka Degmada…
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta imtixaan ka qaaday 9 xubnood oo u tartamayey booska agaasima tiro-koobka (Director of…
Shir muddo saddex beri ah uga socdey magaalada Garoowe Hay’adaha Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Federaalka, Dawlad goboleedka Jubbaland iyo dawladda Puntland…
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta qaadday imtixaanka boosas shaqo oo cusub kuswaas oo ka bannaan qaybo kamid ah…
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday imtixaanka boosas ama jagooyin cusub oo shaqo ay dawladdu hore usoo dhejisey, kuwaas…