Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kumaandooska Danab oo hawlgalo ka wada koonfurt Mudug

Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB ayaa hawlgalo mina baaris ah ka wada degaanka Camaara oo ka tirsan Koonfurta… Sii akhri

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Maxamed Xaaji Ingiriis: “Waa inay Dowladda Soomaaliya Ciidammo u Dirto Itoobiya”

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by cph

Mogadishu ( Wararka PP) —Maxamed Xaaji Ingiriis oo wax ka qora taariikhda Soomaaliya ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya ay… Sii akhri

Axmed Karaash oo xil magacaabay

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa taliye cusub u magacaabay qaybta booliiska gobolka Sool. Wareegto… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya… Sii akhri

Bashar al-Assad oo markii afraad loo dhaariyay madaxweynaha Suuriya

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad oo si rasmi ah dib loogu doortay markisii afraad bishii May ayaa loo dhaariyay madaxweynaha dalkaas… Sii akhri

Ciidamada dowlada iyo kuwa Galmudug oo Al-shabaab ka qabsaday degaanka Camaara

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug, ayaa maanta si buuxda ula wareegay degaanka Camaara ee Koonfurta Gobolka… Sii akhri

Dagaal culus oo ka qarxay degaanno ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug, ayaa saaka weerar culus oo dhawr jiho ah ku qaaday tuulooyin… Sii akhri

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Gedo oo gaaray magaalada Kismaayo

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Guddiga xalinta khilafaadka arrimaha gobolka Gedo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Dowladda… Sii akhri

Dad lagu af-duubtay degaanka Tukaraq

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas xalay lagu af-duubay dad shacab ah oo ku… Sii akhri

Guddiga doorashada heer Federaal oo La Kulmay guddiga Amniga doorashooyinka

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal iyo Guddi hoosaadka amniga ee GHDHF ayaa kulan la qaata Guddiga amniga doorashooyinka dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close