Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Itoobiya oo xirtay in ka badan 300 oo qof

Booliska Itoobiya ayaa sheegay in ay xireen in ka badan 300 qof oo lagu tuhunsan yahay in ay taageerayeen jabhadda… Sii akhri

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo la kulmay gudiga doorashooyinka heer Galmudug

Posted on July 18, 2021July 18, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka  Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa uu kulan kula qaatay … Sii akhri

Khilaafka Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo weli ku gadaaman doorashada Soomaaliya

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdiraxmaan oo hoggaamiya garab ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble… Sii akhri

Loolanka shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo kala jebiyay xisbiga Ucid

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Garab ka mid ah xisbiga Ucid ayaa maanta heshiis ku saabsan shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland la gaaray xisbiga talada haya… Sii akhri

Jarmalka oo ka hor yimid in la beddelo xuduudaha goboleed ee Itoobiya

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by cph

Addis Ababa (Wararka PP) — Dowladda Jarmalka ayaa ku baaqday xabbadjoojin degdeg iyo in ciidammada shisheeye ay ka baxaan Itoobiya.… Sii akhri

Jubaland oo magacowday Guddiga Doorashada Xubnaha Aqalka sare

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Jubaland ayaa magacaabay maanta oo Sabti ah magacaabay Guddiga Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Jubaland.… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay Baarlamanka Puntland?

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo saaka ka soo laabtay saddex maalmood oo fasax ah ayaa kulan ku yeeshay xaruntooda. Hindise-sharciyeedka dhawrista… Sii akhri

Dowladda Seychelles oo sii daysay rag Soomaaliyeed oo Burcad-badeednimo loo haystay

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by News Office

Dowladda Seychelles ayaa sheegtay in ay sii daysay shan nin oo Soomaali ah, kuwaas oo loo haystay danbiyo la xiriira… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dib uga soo laabtay fasax saddex Cisho ah

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by News Office

Fadhiga Baarlamanka Puntland ayaa saaka oo Sabti ah dib u furmaya, kadib mudda saddex maalmood ah oo xildhibaannadu fasax ku… Sii akhri

Tartan gabayada ah oo lagu soo gabagabeeyay Buuhoodle

Posted on July 17, 2021July 17, 2021 by Desk

Magaalada Buuhoodle waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay tartan dhanka gabayada ah oo muddo labo maalmood ah halkaas ka socday. Tartanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close