Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shaqa bilic soo celin ah oo xalay laga sameeyay Gaalkacyo

Saraakiisha Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo kaashanaya ururada Is-xilqaamayaasha Gobolka ayaa xalay shaqo bilic soo celin… Sii akhri

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Qarax khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Ciraaq

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Qarax khasaare badan dhaliyay, ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq, sida ay sheegtay warbaahinta dalkaas. Ugu yaraan… Sii akhri

Dunida muslimka oo maanta looga dabaal-degayo Ciidda Carrafo

Posted on July 20, 2021July 20, 2021 by News Office

Dhammaan dunida muslimka iyo dalalka ay ku nool yihiin dadka muslimiinta, ayaa maanta looga dabaal-degaya munaasabadda Ciidda Carrafo. Inkastoo saacadaha… Sii akhri

Farmaajo oo fariin u diray dadkii Covid-19 awgiis uga baaqday Xajka

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray shacabka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka… Sii akhri

Somaliland oo siidaysay gabdho u xirnaa qaadashada calanka Soomaaliya

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by Desk

Somaliland ayaa maanta xabsiga ka siidaysay 35 gabdhood oo loo xiray qaadashada calanka Soomaaliya. Gabdhahan ayaa maalmihii dabaal-dega xorriyada Soomaaliya… Sii akhri

Jabhadda TPLF oo weerar ka fulisay gobol ka baxsan Tigray

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Jabhadda hubaysan ee gobolka Tigray (Ethiopia) ayaa fuliyey holwgallo ka dhan ah ciidamo taageersan dowladda oo ku sugan gobolka deriska… Sii akhri

Turkiga oo badbaadiyey Tahriibayaal

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Markab laga leeyahay dalka Turkiga, oo ku guda jiray waajibaadkiisa kormeerka meel ka baxsan biyaha xeebaha Liibiya, ayaa soo badbaadiyey… Sii akhri

Booliiska Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Puntland, oo xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa gacanta ku dhigay maandooriyaha Khamriga… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo walaac ka muujiyay qabsoomidda doorashada

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Golaha midowga musharixiinta xilka madaxweyne ayaa walaac ka muujiyay sida ay socdaan howlaha doorashada islamarkaana baaq u diray madaxda dowladda… Sii akhri

Dowlada Afgaanistaan iyo Daalibaan oo ku fashilmay in ay xabad-joojin gaaraan

Posted on July 19, 2021July 19, 2021 by News Office

Shirka Wafuuda labada dhinac uga socday Caasimadda dalka Qatar ee Dooxa ayaa ku guul-daraystay inay Heshiis Xabbad-joojin gaaraan muddada lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close