Puntland: Agaasimaha PSF oo ka horyimid xilka qaadistii lagu sameeyay
Agaasimaha guud ee hay’adda PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa ka horyimid xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi…
Open this website in Safari first.
Agaasimaha guud ee hay’adda PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa ka horyimid xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi…
Saddex kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu kala doortay magaalooyin Muqdisho iyo Dhuusamareeb. Doorasho ka dhacday…
Wasaarada waxbarshada iyo tacliinta sare ayaa maanta ku qabtay iskuulka hoose dhexe ee salaama primary school ee gobolka Mudug Xuska Maalinta musqulaha…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hay’adda PSF Gen. Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) sida ku cad dikreeto…
Jigjiga (Wararka PP) — Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Cabdiweli Gaas) ayaa ka gilgishay eedeyn kulul oo uu Madaxweynaha…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale.…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45 ee November 24, 2021 kuna saabsan magacaabid guddoomiye…
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan duufaan…
Waxaa goordhaw lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ay ka bilaabato doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay…
Dab ayaa xalay qabsaday qayba kamid ah xaafadda Barakacayaasha Washington ku taalla dhanka bari ee caasimadda Garoowe. Dabka ayaa qabsaday guryo iyo…