Video article Soomaaliya oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah oo bani’aadanimo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku dhawaaqay in dalku galay xaalad degdeg ah oo bani’aadanimo, taasoo ka…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku dhawaaqay in dalku galay xaalad degdeg ah oo bani’aadanimo, taasoo ka…
Duufaan cusub ayaa laga cabsi qabaa in ay 24 saac ee soo socda ku dhufato qeybo ka mid ah gobolada Bari ee…
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay xuska maalinta Fara-xalka Adduunka kaas oo ardayda iskoollada lagu wacyi-gelinayay in ay gacmaha dhaqdaan…
Wararka ka imaanaya degaanka Yubbe oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta halkaas ka wadaan dhaqdhaqaaq xooggan…
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay laba kalena dhaawacyo culus baa ka soo gaaray shil haatan ka dhacay magaalada Garoowe. Shilkan…
Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi Somaliland ayaa maanta lagu doortay Muqdisho. Maxamed Cabdi Maareeye ayaa markii labaad la…
Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa Maanta shaaciyay in Maalinta Berito ah lagu qaban doono Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug doorashada laba kamid…
Dagaallamayaal ka tirsan Xoogagga Al-shabaab ayaa dagaal kula wareegay degaanka Daynuunaay oo ka tirsan degmada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed. Al-shabaab…
Lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi, ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Muqdisho. Af-hayeenka Guddiga Doorashooyinka heer…
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa amar dul-dhigay dhammaan murashixiinta u tartamaya Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. War kooban oo ka soo baxay…