Taliyaha Cusub ee Booliiska Puntland oo xilka la wareegay
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xalay si rasmiya ula wareegay xilka. Munaasabad ka dhacday… Sii akhri
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xalay si rasmiya ula wareegay xilka. Munaasabad ka dhacday… Sii akhri
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed kaga qeybgalay shirka Asbuuca… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya iyo waxa u qorsheysan maamulkiisa haddii ay is… Sii akhri
Guddiga xallinta khilaafaaadka doorashooyinka dadban ayaa soo gabagabeeyay dacwad dhawaan laga gudbiyay doorashadii kursigii Golaha Shacabka ee uu ku soo… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha… Sii akhri
Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka Dalweyn iyo Jurile oo ka tirsan Gobolka… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee dowladda Puntland oo xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ayaa sida… Sii akhri
Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Mu’min ayaa kulan gaar ah la yeeshay madaxda iyo saraakiisha hay’adda Foorensik Saniska… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay Agaasime Ku-xigeenka Ciidamada PMPF, Taliyaha Saldhiga Dekedda Boosaaso iyo hoggaanka dembi-aarista ciidanka Booliska,… Sii akhri
Mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa dalbaday in si madax bannaan loo xaqiijiyo diyaarado nooca aan duuliyaha lahayn ah (Drones) oo la… Sii akhri