Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

MAXAA LAGA BARTAY DOORASHADII HORDHACA AHAYD EE PUNTLAND?

Hordhac : Muuqaal aad u qurux badan oo rajo iyo hiigsi gelinaya bulshada Soomaaliyeed guud ahaan ayaa ka bidhaamay doorashadii… Sii akhri

Posted on November 7, 2021November 7, 2021

Shabakad ka tirsan Amniyaadka Al-shabaab oo Baydhaba lagu qabtay

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA, ayaa laga soo xigtay in ay magaalada Baydhaba ku qabatay shabakad… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabislan Soomaaliya

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka xogyhayah guud ee Qaramada Midoobay u qaabislan… Sii akhri

Nestcoin is a former Binance director’s plan to make crypto in Africa mainstream

Posted on November 7, 2021November 7, 2021

In the last decade, bitcoin and other cryptocurrencies (and their underlying blockchains) have teased eye-catching use cases for their technology,… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo la fasaxay saddex maalmood

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo ku jira Kal-fadhiga 49-aad ayaa la fasaxay mudda saddex maalmood ah. Mudanayaasha ayaa la fasaxay saddexda… Sii akhri

Bannaanbaxyo looga horjeedo Jabhadda TPLF oo ka socda magaalada Jigjiga

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida waxa saaka ka socda bannaanbaxyo waaweyn oo looga horjeedo Jabhadda TPLF ee dagaalka… Sii akhri

Heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka oo la ansixiyay

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil

Posted on November 7, 2021November 7, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa ka badbaaday weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad ee caasimadda… Sii akhri

XIRIIRKA SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA DHALANTEED AYUU KU SALAYSAN YAHAY

Posted on November 6, 2021November 6, 2021

Itoobiya iyo Soomaaliya xiriirka u dhexeeya tobabnkii sano ugu dambeeyay wuxuu soo maray laba heer. Markii ciidankii Itoobiya Soomaaliya lagaga… Sii akhri

Iska hor-imaad kooban oo ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on November 6, 2021November 7, 2021 by News Office

Hal askari oo ka tirsan Booliiska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas goor dhowayd ka dhacday gudaha caasimadda Garoowe. Askar ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close