Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jacfar: Maxbuuskii dhaqan-celin kadib ku laabtay Al-shabaab

Jacfar oo ka tirsanaa maxaabiistii Shabaab looga qabtay dagaalkii Suuj iyo Garmaal isago aan weli qaan-gaarin oo ay la wareegtay hay’adda… Sii akhri

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe oo sheegay in dan-guud loo aqoonsan doono dhulka aan sharciyeysnayn

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa sheegay in dhul dan-guud loo aqoonsan doono dhammaan bogcadaha aan laga diiwaan-gelin waaxda… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo daah-furay Madasha Banii’aadanimada Soomaaliya

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban… Sii akhri

Puntland oo digniin adag ka soo saartay dhaqan-gelinta Sharciga Shidaalka Soomaaliya

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aysan qayb ka ahayn fulinta Sharciga Shidaalka Soomaaliya oo la saxiixay 10… Sii akhri

Qoorqoor oo soo dhameystiray musharaxiinta Aqalka Sare

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qooroor) ayaa caawa soo saaray liiska xubnaha musharixiinta u tartami doona labada kursi ee ka… Sii akhri

Rooble: “Doorashada Golaha Shacabka qofna kursi looma xirikaro”

Posted on November 9, 2021November 9, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan habka fogaan aragga ah la yeeshay guddiyada doorashooyinka labada heer. Ra’iisul Wasaare… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjire cusub

Posted on November 9, 2021November 9, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay dowladda Finland… Sii akhri

Xiisad dagaal oo ka aloosan degmada Guriceel

Posted on November 9, 2021November 9, 2021 by News Office

Xiisad u dhexaysa Ciidamada Galmudug iyo malayshiya-beeleed hubaysan ayaa maanta ka aloosan magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Malayshiyaadka ayaa sida… Sii akhri

Taliye Cabdi Yare oo ka hadlay sababta Madaxweyne Deni xilka uga qaaday

Posted on November 9, 2021November 9, 2021 by News Office

Taliye Cabdi Yare Xasan Xuseen ayaa markii u horraysay xalay ka hadlay sababta Madaxweyne Siciid Deni uu xilka uga qaaday.… Sii akhri

Gen. Cabdi Yare oo is bar-bar dhig ku sameeyay danbiyada Puntland ka dhacay saddexdii sano ee u dambaysay

Posted on November 9, 2021November 9, 2021 by News Office

Taliyihii xilka laga qaaday ee Booliiska Puntland Gen. Cabdi yare Xasan Xuseen ayaa is bar-bar dhig ku sameeyay danbiyadii Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close